Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aqalka Cad iyo Jamhuuriga oo ismari la'


Aqalka Cad ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay inaan weli heshiis lala gaarin xisbiga Jamhuuriga kaasi oo lagu soo afjarayo is mari waaga ka taagan ansixinta kharashaadka dawladda iyo kordhinka amaahda dawladda, hase yeeshee labada dhinac waxay ku heshiiyeen in la sii wado wadahadalka.

Madaxweyne Barack Obama ayaa telefoonka kula hadlay Hoggaamiyaha Aqalka Koongareeska ee Jamhuuriga ah John Boehner Jimcihii kaidb markii uu wadahadal la yeeshay Xuvnaha Aqalka Sanatka ee Jamahuuriga.

Hoos ka dhagayso warbixintan

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00
XS
SM
MD
LG