Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ururka OIC oo Xafiis ka Furtay Muqdisho


Ururka OIC oo Xafiis ka Furtay Muqdisho
Ururka OIC oo Xafiis ka Furtay Muqdisho

Ururka OIC ayaa ka qeyb qaadan doona hawlaha gargaarka Soomaaliya,

Ururka dalalka Islaamka ee OIC ayaa magaalada Muqdisho ka furtay xafiis u qaabilsan gargaarka bani'aadamnimada ee Soomaaliya.

Xafiiskan ayaa furitaankiisu uu ku soo beegmay xilli ay kooxda al-Shabaab ay goobaha ay ka taliso ka mamnuucday inay ka hawlgalaan hay'adaha samafalka ee caalamiga ah.

Maamule ku xigeenka Xafiiska OIC ee Muqdisho Dr. Maxamed Nuur Gacal, waxa VOA-da u sheegay in xafiiskan uu gacan bani'aadamnimo siin doono dadka ku dhibaatoobay abaaraha iyo colaadaha dalka Soomaaliya.

XS
SM
MD
LG