Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ururka Islaamka oo $350 milyan Yaboohay


Ururka Islaamka oo $350 milyan Yaboohay
Ururka Islaamka oo $350 milyan Yaboohay

Shirkii ay dalka Turkiga ku lahaayeen dalalka Ururka Iskaashiga Islaamka ku bahoobay ayaa yaboohay 350 milyan oo dollar si loo taageero dadka Somalia

Shirkii ay dalka Turkiga ku lahaayeen dalalka Ururka Iskaashiga Islaamka ku bahoobay ayaa yaboohay 350 milyan oo dollar si loo taageero dadka Somalia.

Dhinaca kale, Ra'iisal Wasaaraha Turkiga ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah uu gaaro magaalada Muqdisho isaga oo ay wehelin doonaan Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalkiisa iyo xubno kale.

Wareysiyo arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhagesyo.

XS
SM
MD
LG