Isku xirrada

War

Ururka Al-Shabab oo Magacii iska Baddelay

  • Mukhtaar Catoosh

Ururka Al-Shabab oo Magacii iska Baddelay

Ururka Al-Shabab oo Magacii iska Baddelay

Shir muddo hal toddobaad ah ka socday magaalada Baydhabo ayaa lagu go'aamiyey in magaca ururka loo beddelo Imaarada Islaamka ee Somalia

Shir muddo hal toddobaad ah ka socday magaalada Baydhabo ayaa lagu go'aamiyey in magaca ururka loo beddelo Imaarada Islaamka ee Somalia.

Ma cadda waxa keenay in ururku uu hadda magaca iska beddelo, laakiin sharaxaad badan ayaa laga bixinayaa sababta xiligan keentay in ururku uu magaca iska beddelo.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG