Isku xirrada

War

UN-ka oo Xabsi ku Wareejiyay Somaliland


UN-ka oo Xabsi ku Wareejiyay Somaliland

UN-ka oo Xabsi ku Wareejiyay Somaliland

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Seychelles ayaa gaaray magaalada Hargeysa, waxayna la shireen madaxda dowladda.

Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland gaaray wafdi isugu jira Qaramada Midoobay iyo Seychelles.

Wafdiga Qaramada Midoobay waxay ka socdeen hay'adda la dagaallanka dambiyada iyo mukhaadaraadka ee Qaramada Midoobay ee UNDOS.

Wafdiga ayaa waxaa qaabilay madaxda maamulka Somaliland oo uu ugu horreeyo madaxweyne Maxamed Axmed Siilaanyo oo ka guddoomay wafdiga xabsi ay dayactirtay Qaramada Midoobay, kaasoo lagu xiri karo burcadbadeedda iyo dambiilayaasha kale.

XS
SM
MD
LG