Isku xirrada

War

UK oo Diiday in la Qaado Cunaqateynta Hubka Somalia

  • Sahra Abdi

UK oo Diiday in la Qaado Cunaqateynta Hubka Somalia

UK oo Diiday in la Qaado Cunaqateynta Hubka Somalia

Dowladda Britain ayaa ka hortimid in cunaqateynta hubka laga qaado Somalia.

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain William Hague ayaa sheegay in xilligan ay adag tahay in cunaqateynta hubka la qaado, balse taa badalkeeda la xoojiyo ciidamada AMISOM.

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay beesha caaalamka ka codsatay in cunaqateynta hubka laga qaado kaddib markii ay midoobeen ururka al-Shabaab iyo ururweynaha al-Qaacida.

La Xiriira

XS
SM
MD
LG