Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkey oo Xirtay Xarun Quudin


Turkey oo Xirtay Xarun Quudin
Turkey oo Xirtay Xarun Quudin

Hay'ad gar-gaar oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa maanta albaabada u laabtay xarun quudin ah oo raashin bisil siin jirtay in ka badan 1300 qoys oo barakacayaal ah oo ku nool magaalada Muqdisho.

Xaruntan quudinta ayaa ku taalla degmada Hodan ee Muqdisho.

XS
SM
MD
LG