Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toronto: Wareysiga Laura Albanese


Sida barnaamijyadeenii hore aad ku maqasheen dhawaan waxaa dalka Canada oo ay ku nool yihiin Soomaali fara badan ka dhacay dilal loo geeysanayay dhalinyaro Somaliyeed, Hadaba Madaxa Laanta Afka Somaliga ee VOAda Cabdiraxman Yabarow oo maalmahan booqo ku joogay Canada ayaa habeen hore Garoon ay ka dhaceysay ciyaartii kama dambeysta aheyd ee tartan ciyaareedkii todobaadka Somalida ee lagu qabtay Toronto kula kulmay, Marwo Laura Albanese oo ah xubin ka tirsan baarlamaanka gobolka Ontario ee dalka Canada, Gaar ahaan Qeybta York South Weston., wuxuuna ka wareystay xaaladda dadka Soomaalida ee Canada iyo waliba dilalka dhalinyada.

warbin kooban oo wareysigaasi ku saabsan halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG