Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Roobab ka Da'ay Dalka Djibouti


Dalka Djibouti ayaa waxaa ka da’ay roobab lagu qabowsadey, xili cimilada dalkaasi ay aad u kulushahay. Roobabkan oo aan xiligan looga baran in ay ka da’aan dalkaas ayaa ku soo beegmey xili duufaano kulul dalkaas ay ka dhacaan.

Dadka reer Djibouti ayaa si weyn ugu diirsadey roobabkan. Warbixintan waxaa inoo soo direy wariyaheena Ramadaan Muse.

Hoos ka Dhageyso

Djibouti Rains
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00

XS
SM
MD
LG