Isku xirrada

War

Tirada Soomaali ku Dhimatay Dooni Degtay


Tirada Soomaali ku Dhimatay Dooni Degtay

Tirada Soomaali ku Dhimatay Dooni Degtay

Safiirka Soomaalida ee Libya, C/qani Wacays ayaa VOA u sheegay in 53 qof la la'yahay loona badinayo inay ku dhinteen dooni Libya ku qaraqantay.

Safiirka Soomaalida ee Libya, C/qani Wacays ayaa VOA u sheegay inay korodhay tirada dadka Soomaalida ah ee ku dhintay doonidii jimicihii ku rogmatay xeebta dalka Libya

Safiirku wuxuu sheegay in haatan la xaqiijiay 53 Somali ah oo la la'yahay isla markaana loo badinayo inay ku dhinteen doonidaasi.

Wareysiga Safiirka qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG