Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijyada Goosashada Somaliland


Barnaamijyada Goosashada Somaliland
Barnaamijyada Goosashada Somaliland

Somaliland ayaa u dabaal degtay munaasabadda 18-ka May, oo ku beegan markii ay ku dhowaaqday inay gooni uga go'day Dalka Soomaaliya 1991-kii.

Haddaba VOA waxay halkan idiinku soo gudbineysaa barnaamijyo ka kooban 5 qeybood oo ku saabsan gooni isutaagga Soomaaliland iyo ololihii Jabhaddii SNM.

Barnaamijyada afar ka mid ah waxaa Washington inoogu diyaarisay Sahra Ciidle Nuur, halka qeybta 5aad uu london ku soo diyaariyay Cabdisalaam Ibraahi Hareri.Waxaan kaloo halkan idiinku soo gudbineynaa warbixin ku saabsan maalintii dabaal degga 18-ka May 2011, ee uu wariyaha VOA-da Ismaaciil Xuseen Farjar uu Hargeysa inooga soo diray.

XS
SM
MD
LG