Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tartankii Ciyaaraha "Somali Week" oo Toronto lagu soo Afjaray


Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada lagu soo gaba-gabeeyey tartan ciyaaraha ee toddobaadka Soomaalida oo ay ka qeybgaleen dhowr kooxood oo Soomaali ah oo kala kala yimid, Canada iyo magaalooyin ka tirsan dalkan Maraykanka.

Haddaba gunaanadkii tartankaasi waxaa ciyaartii Final-ka isku soo baxay labada kooxood ee Somali United iyo kooxda Hilaac, waxaana guuleystay oo koobkii sannadkan qaaday kooxda Somali United oo 2-1 kaga badisay kooxda Hilaac.

Qeybta hoose ka dhageyso warbixin iyo waliba sawirro.

XS
SM
MD
LG