Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tahriibinta Caruurta Soomaalida


Tahriibinta Caruurta Soomaalida
Tahriibinta Caruurta Soomaalida

Toboneeyo caruur Soomaali ah ayaa la ogaaday iyaga oo la doonayey in loo tahriibiyo dalka Boqortooyada Sucuudiga, lagana kaxeeyey dalka Yemen

Toboneeyo caruur Soomaali ah ayaa la ogaaday iyaga oo la doonayey in loo tahriibiyo dalka Boqortooyada Sucuudiga. Caruurtan ayaa laga tahriibayaa ay Soomaali ku jirto ka kaxeeyeen dalka Yemen una sii wadeen dalka Sucuudiga.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG