Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda Kooxaha Afrika ee Koobka Adduunka


Taariikhda Kooxaha Afrika ee Koobka Adduunka
Taariikhda Kooxaha Afrika ee Koobka Adduunka

Qeybteenan waxaan ku eegaynaa taariikhda kooxaha Africa ee ka qeybgalaya koobka Adduunka ee Koonfur Africa

Sanadkan 2010 ee koobka Adduunka ee lagu qabanayo dalka Koonfur Afrika waxaa qaarada Africa uga qeybgalaya 6 wadan oo kala ah; Nigeria, Cameroon, Algeria, Ghana, Koonfur Afrika iyo Ivory Coast.

Ibraahim Axmed Cali (Ibraahim Shaash) oo ahaa kabtankii xulka Qaranka ee Somalia ayaa falanqeynaya dalalka Afrika ee ka qeybgalaya koobkan adduunka ee Koonfur Africa.

XS
SM
MD
LG