Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maye oo Noqday G. Baarlaamka K. Galbeed


Magaaalada Baydhabo ee Gobolka Bay waxa maanta ka dhacay doorashadii baarlamaanka ee Maamulka Koonfur Galbeed, Soomaaliya. Doorashada oo ay ka qeyb qaateen 144 xildhibaan oo ka mid ah 149ka xildhibaan ee baarlamaanka dawlad goboleedkaas ayaa guddoomiye loogu doortay Cabduqaadir Shariif Shiikunaa Maye.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa khadka telefonka ee Baydhabo kula xiriiray Guddoomiyaha cusub ee Maamulka, Cabduqaadir Shiikunaa, waxana uu ugu horeyn weydiiyey doorashadii maantu sida ay u dhacday.

Dhageyso Wareysiga Shiikhunaa Maye
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

XS
SM
MD
LG