Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Suxufiyiin Lagu Dilay Dalka Mareykanka

<p dir="RTL">د افغانستان روبات جوړونکې انجونې چې دوه ځلې یې د ویزې غوښتونلیکونه په کابل کې د امریکا د سفارت لخوا منل شوي نه وو، تر هغه وروسته امریکا ته راغلې چې ولسمشر ډونالډ ټرمپ شخصاً هغوي ته د ویزو د ورکولو سپارښتنه وکړه.</p>

Nin hubeysan ayaa xabado ku furay shaqaalaha TV Mareykanka ku yaalla, intii lagu guda jira barnaamij ay si toos ah u tabinayeen, isaga oo dilay laba qof, saaka oo Arbaca ah.

Nin hubeysan ayaa xabado ku furay shaqaalaha TV Mareykanka ku yaalla, intii lagu guda jira barnaamij ay si toos ah u tabinayeen, isaga oo dilay laba qof, saaka oo Arbaca ah.

Xabadaha ayaa billowday ayada oo weriyaha iyo qof sawir qaade ah ay wareysanayeen haweeney ku sugneyd meel laga dukaameysto oo ku taalla magaalada Roanoke ee koonfurta galbeed ee gobolka Virginia.

Taleefishinka ka shaqeeya gudaha gobolka Virginia ee lagu magacabo WDBJ ayaa sheegay in weriyaha iyo sawir qaadahaba ay isla goobta ku naf waayeen.

Labada qof ayaa kala ahaa Weriye Alison Parker oo 24 jir ahayd iyo sawir qaaday Adam Ward oo 27 jir ahaa.

XS
SM
MD
LG