Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhexdhexaadinta Dawladda ee Maamulka Koonfur Galbeed


Xukuumadda Somalia ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiish ku dhex dhigtay labadii garab ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Heshiishkan oo ay garwadeen ka ahayd Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhabaha u xaaraya samaynta maamul goboleed ku-meelgaar ah oo ka kooban saddexda gobol ee Shabeelaha Hoose, Bay iyo Bakool.

Magaalada Muqdisho waxaa warbixintan ka soo direy weriyaha VOA Mukhtar Maxamed Catoosh.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:14 0:00
XS
SM
MD
LG