Isku xirrada

War

Soomaaliya iyo Musuq-maasuqa Dunida


Soomaaliya iyo Musuq-maasuqa Dunida

Soomaaliya iyo Musuq-maasuqa Dunida

Warbixin ay soo saartay Transparency International ayaa sheegtay in Somalia ay mar kale Noqotay Waddanka ugu Musuq-maasuqa Badan Dunida

Hay'ad eegta hufnaanta dhinaca maamulka, laguna magacaabo Transparency International ayaa soo saartay warbixin tilmaamaysa in Somalia ay tahay waddanka ugu musuq-maasuqa badan dunida oo dhan.

Ma aha markii ugu horeysay ee Somalia ay dunida xagga dambe ka hogaamiso marka la eego dhinaca hufnaanta maamulka.

Cali Ciise Cabdi oo ah Agaasimaha Mac-hadka Siyaasadda, Dhqanka iyo Dhaqaalaha Geeska Africa, horeyna ula soo shaqeeyey Hay'adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa sharxaya waxa keenay in Somalia ay hufnaanta xagga dambe ka hogaamiso.

Dhageyso wareysiga oo dhameystiran.

XS
SM
MD
LG