Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida iyo Xabsiyada Maraykanka


Soomaalida iyo Xabsiyada Maraykanka
Soomaalida iyo Xabsiyada Maraykanka

Waa Barnaamijyo ka kooban shan qeybood oo ka hadlaya Soomaalida ku jirta Xabsiyda Maraykanka.

Soomaali u badan dhalinyaro ayaa ku jira xabsiyada dalkan Maraykanka. Sababaha dhaliya xabsiyeynta dhalinyaradan ayaa lagu tilmaamaa danbiyada kala gedisan ee ay dhalinyaradan ama dhexdooda isku geystaan ama ay dadka kale u geystaan.

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA, ayaa diyaarisay barnaamijyo gaar ah oo lagu eegayo xaaladda dhalinyaradaasi, iyo sababaha keenay in ay xabsiyada galaan. Barnaamijyadan waxay kaloo ka hadli doonaa mustaqbalka dhalinyaradaasi marka ay xabsiyada ka soo baxaan.

Qaar ka tirsan waalidiinta dhalinyaradan ayaa qeybo ka mid ah barnaamijyadan uga hadlaya dhibaatada ay kala kulmeen xariga caruurtooda.

XS
SM
MD
LG