Waa barnaamijyo taxane ah oo ay Idaacadda VOA ugu talo gashay waxbarashada ardayda naafada ah ee Bariga Afrika ku dhaqan.
Qeybtan labaad waxa ay ka hadlaysaa iskuulada ka jira deegaanada ay Soomaalid ka degto Gobolka Bariga Afrika iyo dhibta ay ardayda iyo howlwadeenaduba kala kulmaan howshan.
Barnaamijkan waxa isku soo duba ridday, soona jeedinaya Maxamed Cabdi (Sandhere)
Barnaamijka oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso