Isku xirrada

War

Soomaalida Gobolka Arizona oo Lacag Uruurinaya


Soomaalida Gobolka Arizona oo Lacag Uruurinaya

Soomaalida Gobolka Arizona oo Lacag Uruurinaya

Jaaliyadda Soomaalida ee deggan gobolka Arizona ee Maraykanka ayaa wada dadaalo ay lacag ugu uruurinayaan abaaraha ka jira Somalia

Jaaliyadda Soomaalida ee deggan gobolka Arizona ee Maraykanka ayaa wada dadaalo ay lacag ugu uruurinayaan abaaraha ka jira Somalia. Dadaaladan koodii ugu dambeeyey ayaa habeenkii xalay ahaa la qabtay, iyada oo madaxda gobolkuna ay qeyb ka ahaayeen lacag uruurinta.

Wariye Maxamuud Ibraahim Cali ayaa VOAda uga waramey dadaalada lacag uruurinta ee jaaliyadda gobolka Arizona ee habeenkii xalay ahaa dhacay.

XS
SM
MD
LG