Isku xirrada

War

Soomaalida Finland oo Faquuq la Kulma


Soomaalida Finland oo Faquuq la Kulma

Soomaalida Finland oo Faquuq la Kulma

Daraasad laga soo saaray Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in Soomaalida degan Finland ay faquuqid iyo midabtakoor la kulmaan.

Max'uud Cabdiraxmaan oo agaasime u ah urur dhalinyaro oo ay leeyihiin Soomaalida Finland ayaa VOA u sheegay in arrintani aysan cusbeyn oo ay soo jirtay tan iyo markii dadka Soomaalidu ay soo dageen dalka Finlnad.

Max'uud Cabdiraxmaan wuxuu sheegay in dhaqaalaha adduunka oo xumaaday iyo xisbi garab midig ah oo dalkaasi ka abuurmay oo neceb dadka ajaaniibta ah ay taasi keentay in faquuqiddu kororto.

Maxamuud wuxuu kaloo sheegay in dadka Soomaalidu ay yihiin dad firfircoon oo muuqda, taasina ay sababto inay la kulmaan cunsuridnimo.

XS
SM
MD
LG