Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali ku dhimatay Dibadbaxyada Yemen


Soomaali ku dhimatay Dibadbaxyada Yemen
Soomaali ku dhimatay Dibadbaxyada Yemen

Ugu yaraan saddex qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay dibadbaxyada rabshadaha wata ee ka soconaya magaalooyinka dalka Yemen

Ugu yaraan 3 qof oo Soomaali ah ayaa la rumeysan yahay inay ku nafwaayeen dibadbaxyadda rabshadaha wata ee ka soconaya magaalooyinka kala duwan ee dalka Yemen.

Wararka ayaa intaas ku daraya in inka badan 10 qof oo Soomaali ah ay ku dhawacmeen.


XS
SM
MD
LG