Isku xirrada

War

Somaliland: Xeerka Isgaarsiinta


Somaliland: Xeerka Isgaarsiinta

Somaliland: Xeerka Isgaarsiinta

Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliland ayaa maanta asnixiyay xeerka isgaarsiinta, kaasoo muran uu ka taagnaa.

Aqalka sare ee baarlamaanka Somaliand ayaa ansixiyay xeerka isgaarsiinta guud ee qaranka, kaasoo loollan iyo dood culus ka dhex dhaliyay baarlamaanka iyo ganacsatada.

Waxaana uu goluhu isku raacay in hal shirkad ay keeni karto xargaha isgaarsiinta.

XS
SM
MD
LG