Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Xarun Caruurta lagu Xanaaneeyo oo la Furay


Somaliland: Xarun Caruurta lagu Xanaaneeyo oo la Furay
Somaliland: Xarun Caruurta lagu Xanaaneeyo oo la Furay

Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxa Hay'adda SOS ayaa maanta furay xaruntan cusub oo caruur badani ay ka faa'iidaysan doonaan.

Hay'adda SOS ayaa Somaliland ka furtay xarun lagu xanaaneeyo caruurta agoonta ah iyo kuwa aan waalidka lahayn.

Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxa Hay'adda SOS ayaa xariga ka jaray xaruntan cusub oo caruur badani ay ka faa'iidaysan doonaan.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG