Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Xadgudubyada lagula Kaco Warfidiyeenada


Somaliland: Xadgudubyada lagula Kaco Warfidiyeenada
Somaliland: Xadgudubyada lagula Kaco Warfidiyeenada

Sanadkii tagey ee 2011kii ayaa lagu sheegay in xadgudubyadii ugu badnaa loo geystay warfidiyeenada ka howgala deegaanada Somaliland

Sanadkii tagey ee 2011kii ayaa lagu sheegay inuu ahaa sanadkii xadgudubyadii ugu badnaa loo geystay warfidiyeenada ka howgala deegaanada Somaliland.

Goobo ay ka mid yihiin Hargeysa, Laascaanood, iyo Boorama ayaa warfidiyeenada ku sugani ay ka cawdeen sida loogula dhaqmo.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG