Isku xirrada

War

Somaliland: Wasiirro la Ansixiyey


Somaliland: Wasiirro la Ansixiyey

Somaliland: Wasiirro la Ansixiyey

14 wasiir oo ka tirsan xukuumadda cusub ee Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta la ansaxiyey iyadoo kuwa harayna berri la ansixin doono

Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyey 14 ka mida Golaha Wasiirada ee uu dhawaan soo dhisay Madaxweyne Axmed M. Siilaanyo. Xubnaha maanta la ansixiyey ayaa waxa ka mid ah Wasiirada Maaliyadda, Arrimaha Gudaha, Gaashaandhigga, Waxbarashada, iyo Caddaaladda, iyada oo xubnaha kale ee wasiirada ah ee harayna maalinta berry ah uu goluhu u ballansan yahay cod u qaadistooda.

Warka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso

XS
SM
MD
LG