Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka Duulista Hawada Somaliland


Wasiirka Duulista Hawada Somaliland
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland

Wasiirka duulista hawada Somaliand Maxamud Xashi Cabdi ayaa ku dhaliilay Qaramada Midoobay inay si khaldan u maamusho hawada Somaliland.

Wasiirka duulista hawada ee Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ku eedeeyay hay'adda Qaramada Midoobay ee maamusha hawada sare ee Somaliland inay si khaldan u maamusho lacagta ay ka qaado hawadooda.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay inay ku xiriiraan xaalado badan oo dhanka ammaanka ah, isla markaana qalab ay dhigeen garoomada diyaaradaha ee Somaliland.

Wasiirka ayaa sheegay inay u ballansan yihiin kulan ay la yeeshaan Qarmaada Midoobay oo ku saabsan arrimaha duulimaadyada.

XS
SM
MD
LG