Isku xirrada

War

Somaliland oo ka Hadashay Shirka Taleex


Somaliland oo ka Hadashay Shirka Taleex

Somaliland oo ka Hadashay Shirka Taleex

Wasiirka Amniga ee Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa sheegay in Somaliland ayna ogolaan doonin siyaasado ka dhan Somaliland

Wasiirka Amniga ee Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa sheegay in Somaliland ayna ogolaan doonin siyaasado ka dhan Somaliland oo lagaga hadlo shirka ka dhacaya degmada Taleex ee gobolka Sool, halkaas oo ku shirayaan madax-dhaqameedyada, aqoonyahanada, iyo culimada beesha gobolkaas degta.

Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG