Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo Deeq Gaarsiinaysa Somalia


Somaliland oo Deeq Gaarsiinaysa Somalia
Somaliland oo Deeq Gaarsiinaysa Somalia

Lacag dhan 700,000 oo dollar ayaa Sabtida soo socota guddiyo reer Somaliland ahi gaarsiin doonaan magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, Kenya

Lacag dhan 700,000 oo dollar ayaa Sabtida soo socota guddi reer Somaliland ahi gaarsiin doonaan Muqdisho iyo Nairobi, Kenya.

Guddigan ayaa waxa loo qeybiyey labo qeybood, waxana ka mid ah wasiiro iyo dad magac ku leh Soomaalida dhexdeeda sida Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG