Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo Amar kasoo Saartay Soo-galootiga


Somaliland oo Amar kasoo Saartay Soo-galootiga
Somaliland oo Amar kasoo Saartay Soo-galootiga

Somaliland ayaa 30 maalmood u qabatay dad aan sharciga lahayn ee dalkeeda jooga, iyada oo aanay dadkaasi ku jirin kuwa koonfurta Somalia

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland ayaa 30 maalmood u qabatay dad aan sharciga lahayn ee dalkeeda jooga, iyada oo aanay dadkaasi ku jirin dadka dagaaalada iyo abaaraha ka soo cararay ee ka yimid koonfurta Somalia.

Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG