Isku xirrada

War

Somaliland: Lacag Note ah oo Cusub


Somaliland: Lacag Note ah oo Cusub

Somaliland: Lacag Note ah oo Cusub

Toddobaadkan ayaa Somaliland suuqyadeeda ay soo galeen Lacago cusub oo aan hore u jirin taas oo ah 1000 Shilin iyo 5000 oo shilin oo isku dheggan, waana markii ugu horraysay ee noodhadh cusub lagu soo daro lacagta Somaliland muddo 17 sano ahayd oo ay jirtay arrintaasi ayaa dadka qaarkood ay cabsi ka muujiyeen inay horseeddo sicir barar xagga nolosha ah hase ahaatee Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi ayaa ka hadlay.

Warbixin arintaasi ku saabsan halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG