Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Furashada Ururada Siyaasiga


Hargeysa: Furashada Ururada Siyaasiga
Hargeysa: Furashada Ururada Siyaasiga

Guddiga talabixinta furashada ururada siyaasiga ee Somaliland ayaa ku taliyay in la furan karo ururada.

Guddi uu horey madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Siilaanyo u magacaabay inay ka soo talabixiyaan furashada ururada siyaasiga ee Somaliland ayaa xalay soo saaray war saxaafadeed ku saabsan taladoodii kama dambeysta ee hawshii loo xilsaaray.

Dr. Maxamed Cismaan Fadal oo xubin ka ah guddigaasi, ayaa VOA u sheegay in ay ku taliyeen in 18 bilood gudohood lagu lagu furan karo ururada siyaasiga.

XS
SM
MD
LG