Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muddo Kordhin Loo Sameeyey Siilaanyo


Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa sheegay in muddada xilka Madaxweynaha iyo Ku Xigeenkiisa oo ku ekayd 28-ka Juulaay 2015-ka la kordhiyey ilaa 27-ka Abriil 2017-ka.

Guddiga doorashada ee Somaliland ayaa horey u sheegay inay doorashada ku qabtaan waqii hore loo cayimay oo ahayd bisha Juun ee soo socota.

Rabshado looga soo horjeedo muddo kordhinta ayaa laga soo sheegayaa magaalooyinka Berbera, Hargaysa iyo Burco, booliiskuna waxay sheegeen inay qabteen 31 qof.

Ciidamada amniga ayaa u dhacay xarunta xisbiga Waddani, waxayna la wareegeen dhismaha iyagoo xabsiga u taxaabay xubno ka tirsan mas'uuliyiinta xisbiga.

Warbixinada Somaliland
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:24 0:00

XS
SM
MD
LG