Isku xirrada

War

Dibadbaxyo ka Dhacay Somaliland


Dibadbaxyo la xiriira xisbiyadii la reebay ayaa ka dhacay Burco iyo Ceerigaabo, kuwaas oo ay dawladdu ku sheegtay kuwo aan sharci ahayn

Isu-soo baxyo ayaa ka dhacay qaar ka mida magaalooyinka Somaliland taas oo ay horkacayeen qaar ka mida ururadii ay guddida diiwaangelinta ee Somaliland reebeen, Ciidamada Ammaanka ayaana qaar ka mida banaanbaxayaasha ku xidhxidhay magaalooyinka burco iyo ceerigaabo.

Dhinaca kale, xukuumadda Somaliland ayaa isu soo baxyadaas ku sheegtay kuwa aan sharciga waafaqsaneyn, taasina ay keentay in qaar ka mid ah dadkii dibadbaxyada qabta la xirxiray.

Labo wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG