Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Dad Musuqmaasuq lagu Tuhmay oo la Xukumay


Mas'uuliyiin iyo dad kale oo shicib ah oo horay loogu tuhmay inay musuqmaasuq sameeyeen ayaa maxkamadda Hargeysa ay xarig min hal sano ilaa siddeed sano ku kala xukuntay.

Qareenadii dadka xukunka lagu riday u doodayey ayaa sheegay in ay rafcaan ka qaadan doonaa xukunkii dhacay.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG