Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Burcad-badeed Seychelles laga Keenay


9 burcad-badeed ah oo ku xirnaa dalka Seychelles ayaa maanta la keenay magaalada Hargeysa si xabsi halkaas ku yaalla loogu xiro

9 burcad-badeed ah oo ku xirnaa dalka Seychelles ayaa maanta la keenay magaalada Hargeysa si xabsi halkaas ku yaalla loogu xiro

Waxan arrintaas la wareysanay Wasiirka Cadaaladda ee Somaliland, Xuseen Cabdillaahi Caydiid.

Wareysiga wasiirka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG