Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: 12 ku Dhintay daadad soo Rogmaday


Britain's Queen Elizabeth arrives with Prince Philip at Westminster Abbey to celebrate the 60th anniversary of her coronation in London, June 4, 2013.
Britain's Queen Elizabeth arrives with Prince Philip at Westminster Abbey to celebrate the 60th anniversary of her coronation in London, June 4, 2013.

Ugu yaraan 12 qof oo 11 ka mid ah ay dumar yihiin ayaa dhintay kaddib markii xalay ay qaadeen daadad ka soo rogmaday tog lagu magacaabo Agabar oo ku yaalla dhinaca waqooyiga Somaliland

Dadkan ayaa la socday laba baabuur oo Land-Cruiser ah oo baxay Hargeysa kuna sii jeeday Djibouti. Shilkan ayaa dhacay markii labadan baabuur ay damceen inay toggaasi ka gudbaan balse ay markiiba haleeleen oo soo gaadheen daadad xoogan.

Labadan baabuur ayaa waxaa saarnaa 29 qof, waxaana la bad-baadiyay 17 qof.

Qaar ka tirsan maydadkii dadkaasi dhintay ayaa la keenay magaalada Hargeysa.

XS
SM
MD
LG