Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha oo taageero ka helay xubnaha Baarlamaanka


Mudaneyaal ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshey magaalada Muqdisho, iyagoo taageero u muujiyey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Ilaa 130 xildhibaan ayaa ku shiray maanta huteelka Jaziira ee Muqdishu, waxayna sheegeen inay doonayana in Madaxweynuhu uu talada sioi hayo.

Tallaabada xildhibaanadan ayaa imaneysa iyadoo toddobaadyo ka hor ay koox kale oo isla Baarlamanka ka tirsan ka codsadeen Madaxweynaha inuu is casilo. Weriyahayaga Muqdishu Axmed Xasan Colaad ayaa warbixintan noo soo diray.

Hoos ka dhagayso warbixinta
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:05 0:00
XS
SM
MD
LG