Isku xirrada

Jawaari: Puntland ha ku kalsoonaato baarlamaanka


Maxamed Cusmaan Jawaari

Maxamed Cusmaan Jawaari

Gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmana Jawaari ayaa ugu baaqay maamulka Puntland inay ku kalsoonaadaan natiijada doorashada madaxwyenenimada Soomaaliya. Waxa uu sheegay in doorashadu ay u dhacayso si xallaal ah, laguna kalsoonaado codka baarlamaanka oo matalaya shacabka Soomaaliyeed. Hadalkan waxa uu ka sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdishu.

Hoos ka dhagayso warbixinta

XS
SM
MD
LG