Hay’ad cilmi-baaris oo lagu magacaabo Hay’adda Cilmi-Baarista iyo Falanqaynta ayaaa dhowaan soo saartay warbixin ku saabsan dhismaha nabadda Soomaaliya.
Warbixinta oo ka kooban ilaa 20 bog ayaa cinwaan looga dhigay “Caqabadaha iyo Fursadaha Nabadda”.
Haddaba Haaruun Macruuf ayaa Agaasimaha hay’adda Cilmi-Baarista iyo Falanqaynta Abuukar Yaxye Saney ka waraystay inuu ka warramao ugu horrayn caqabadaha nabadda Soomaaliya hortaagan kuwa ay yihiin.
Waraysiga hoos ka dhagayso