Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia oo 52-aad ka Gashay Qiimeynta Mo


Mo Ibrahim waa maal qabeenka maal-geliya qiimeyntan
Mo Ibrahim waa maal qabeenka maal-geliya qiimeyntan

Qiimeyntan, ayaa Soomaaliya waxa ay ka gashey halka ugu hooseysa oo ah ah kaalinta 52-aad, ayada oo ah dalka ugu liita dhinaca maamulka ee 52-ka dal ee qaaradda Afrika.

Warbixin ay soo saartey hey’adda Mo Ibrahim oo ah hay’ad uu lee yahay maal qabeen reer Sudan ah oo heysta dhalashada dalka Britain ayaa lagu soo gudbiyey 16-ka dal ee Africa halka ugu sareysa ka galey dowladnimo wanaaga.

Qiimeyntan, ayaa Soomaaliya waxa ay ka gashey halka ugu hooseysa oo ah ah kaalinta 52-aad, ayada oo ah dalka ugu liita dhinaca maamulka ee 52-ka dal ee qaaradda Afrika.

Dalka Mauritius, ayaa kaalinta koowaad ka galay qiimeyntan.

Cabdiraxman Bayle Ducaale oo ah madaxa barnaamijyada gaarka ah ee Bankiga horumarinta Africa oo xaruntiisu tahay magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast, ayaa VOA-da uga warramay sida ay Soomaaliya ku gashay kaalintan iyo guud ahaan qiimeynta.

Falastiin Axmed Iimaan, ayaa wareysatay.

Wareysi: Cabdiraxmaan Bayle
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

XS
SM
MD
LG