Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshiiska Sahaminta Shidaalka Badda Somalia


Dowladda Somalia ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiis kula saxeexatay shirkad lagu magacaabo Spectrum oo sahamin shidaal ka sameynayso badda Soomaaliya.

Wasiirka batroolka iyo macdanta ee dowladda Somalia, Maxamed Mukhtar ayaa sheegay in shirkaddan ay sahamin ka sameyn doonto dhulkii ay dowladdii hore ee Somalia heshiiska ku siisay shirkadda shidaalka ee Shell.

Heshiiskan waxaa ka qeybgalay RW Somaaliya, Cumar Cabdirashid Sharmaarke.

Heshiiska Shidaalka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

XS
SM
MD
LG