Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golihii Wasiirrada DKMG oo lagu Dhawaaqay


Golihii Wasiirrada DKMG oo lagu Dhawaaqay
Golihii Wasiirrada DKMG oo lagu Dhawaaqay

Ra'iisal Wasaare Dr. Cabdiwali Cali-Gaas ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisii wasiirada oo ka kooban 18 wasiir oo dhamaantood wada cusub

Ra'iisal Wasaaraha DKMG ee Somalia Dr. Cabdiwali Cali-Gaas ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisii wasiirada oo ka kooban 18 wasiir oo dhamaantood wada cusub.

Magacyada wasiirrada iyo xilalka loo kala magacaabay qeybta hoose ka akhriso.

1- Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille) - Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta

2- Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim - Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda

3- Xuseen Carab Ciise - Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga

4- Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif - Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha.

5- Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka.

6- Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle - Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta.

7- Caasho Cismaan Caqiil - Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska,

8- Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur - Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha

9- Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka

10- Cabdulqaadir Maxamed Axmed - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta

11- Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal - Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga

12- Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim - Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Deegaanka

13- Aadan Cabdullaahi Aadan - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha

14- Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil - Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta

15- Jaylaani Nuur Iikar - Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska

16- Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow - Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka

17- Prof. Axmed Caydiid Ibraahim - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.

18- Cabdullaahi Goodax Barre - Wasiirka Wasaaradda Qorsheenta & Iskaashiga Caalamiga.



XS
SM
MD
LG