Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqayn: Noocyada Doorashada 2016-ka


Wada-tashiyo ku saabsan qaabka doorasho ee laga qaban karo Soomaaliya sannadka dambe ayaa weli ka soconaya dalka.

Waxaase soo baxaya ifafaalayaal muujinaya in gobollada ay ku kala aragti duwan yihiin nooca doorashada iyadoo qaar ay door bidayaan nidamaka qabaa’ilka ee 4.5, halka kuwo kalena ay kalena ay ku talinayaan in loo noqdo Gobol ilaa heer degmo.

Haddaba maxay ku kala duwan yihiin ama iskaga mid yihiin noocyadan? Mase jiraan qaab saddexaad oo u baahan in la tixgeliyo? Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa Haaruun Macruuf uu kalala sheekaystay Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo Maccalim ka ah Jaamacadda Minnesota kana tirsan Akadamiyada Culuunta ee Afrika.

Ugu horrayn waxa uu ka hadlayaa sida uu u arko nidaamka 4.5-ka?

Hoos ka dhagayso waraysiga oo dhammaystiran

Waraysiga Prof. Samatar
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:15:49 0:00

XS
SM
MD
LG