Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waraysi: Siyaad Maxamuud Cali


Siyaad Cali
Siyaad Cali

Siyaad Maxamuud Cali oo ka mid ah Guddiga Maamula Waxbarashada Gobolka Minnesota, isla markaana ka tirsan La-taliyayaasha Senator Klobuchar oo haatan ku sugan magaalada Washington ayaa sheegay in xafiiskoodu uu kala hadlayo hay'adaha dawliga ah ee Maraykanka ee ay ka mid tahay Hay'adda Kaalmada Dibedda ee USAID sidii dadka dhibaatada abaaruhu saameeyeen wax loogu qaban lahaa. Siyaad Maxamuud Cali ayaa sidoo kale ka hadlaya shaqada guddigooda waxbrashada oo qaabilsan ilaa 36 kun oo arday ah oo wax ka barata magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota oo ay degaan Soomaali badan. Siyaad waxa uu haatan ku sugan magaalada Washington. Haaruun Macruuf ayuu uga warramay xaaladda abaaraha iyo tan waxbarashada.

Waraysi: Siyaad Cali
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:15:21 0:00

XS
SM
MD
LG