Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Digniin: Dadka Koonfurta Dalka Deggan


Digniin: Dadka Koonfurta Dalka Deggan
Digniin: Dadka Koonfurta Dalka Deggan

Wasiirka Gaashaandhigga Somalia oo ku sugan gobolada Jubbooyinka ayaa sheegay dadku ay ka fogaadaan xeryaha ciidamada ururka Al-Shabab

Wasiirka Gaashaandhigga Somalia, Xuseen Carab Ciise oo ku sugan gobolada Jubbooyinka ayaa sheegay dadka shicibka ahi ay ka fogaadaan xeryaha ciidamada ururka Al-Shabab, isaga oo sheegay in ciidanka Kenya iyo kuwa Somalia ay diyaar u yihiin weerarka magaalooyin dhowr ah oo hadda ururka Al-shabab uu gacanta ku hayo.

Wareysiyo arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG