Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jawaabta Madaxweynaha ee Weerarkii Villa Somalia


Madaxweyne Xasan
Madaxweyne Xasan

Madaxweynah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dawladdiisa ay soo saari donto amarro iyo dadaal cusub oo dhinaca amniga aha kaidb weerardadii shalay lala beegsaday dhismaha madaxatooyada ee Villa Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dawladdu ay dagaal weyn ku qaadi doonto al-Shabab, waxaana uu ugu baaqay dadka inay joojiyana dhammana hawlaha muhiimka ah ee ay hayana isla markaana ay dawladda ka caawiyaan sidii looga guulaysan lahaa ururka al-Shabab.

Ururka al-Shabab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkii lagu qaaday Villa Soomaaliya oo ay ku dhintene ku dhowaad 20 qof.

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo Dawladda Maraykanka ayaa dhammanatood cambaareeyey weerarkaasi.


Warbixintan ay arrintan nooga diyaarisay Sahra Ciidle Nuur hoos ka dhagayso
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:27 0:00
XS
SM
MD
LG