Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siilaanyo: Dadku Way u Baahnaayeen Doorashada


Siilaanyo: Dadku Way u Baahnaayeen Doorashada
Siilaanyo: Dadku Way u Baahnaayeen Doorashada

Musharaxa Xisbiga Kulmiye Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in maanta la joogo wakhtigii ay umaddu go'aan qaadan lahayd.

Guddoomiye Siilaanyo ayaa tilmaamay in dadka Somaliland ay mudanyihiin hambalyo maadaama sida uu sheegay la gaadhay maalintii ay codkooda ku soo xulan lahaayeen cidda ay talada dalka u dhiibayaan.

Siilaanyo ayaa xusay in uu isbeddel ku samayn doono xaaladda ay Somaliland ku sugantahay.

Waraysiga guddoomiyaha Kulmiye oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG