Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saddex Qof oo ku Geeriyootay Dagaal ka Dhacay Kulbiyow


Dagaal ka dhacay Jubbadda hoose
Dagaal ka dhacay Jubbadda hoose

Ugu yaraan qof ayaa ku geeriyootay dagaal maanta dhex maray ciidamada Kenya ee AMSIOM iyo kuwa maamulka Jubbaland oo isku dhinac ah iyo Maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab.

Dhammaan dadka dhintay ayaa ahaa dhinacyadii dagaallamay.

Dagaalkan ayaa ka dhacay deegaanka Hoolaa Wajeer oo 30KM dhanka koonfurta uga beegan magaalada Kulbiyoow ee gobbolka Jubbada Hoose.

Wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed ayaa dagaalkan ka wareystay Abaanduulaha Ciidamada Jubbaland ee aagga xuduudda Muxumed Axmed Xirsi (Sheekeeye).

Dagaal ka dhacay Kulbiyow
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

XS
SM
MD
LG